Haweeney markii ugu horeesay Madax ka noqotay Maxkamada ugu sareysa Itoobiya

Ra’isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa markii ugu horeesay waxa uu haweeney u magacaabay in ay madax ka noqoto Maxkamada ugu sareysa dowlada Federaalka ee Itoobiya. Meaza Ashenafi oo ahayd qareen dhanka xuquuqda aadanaha ayaa noqotay haweeneydii ugu horeesay ee Madax ka noqota Maxkamada ugu sareysa dalka Itoobiya, waxa ayna haweeneydan sanado badan kusoo … Continue reading Haweeney markii ugu horeesay Madax ka noqotay Maxkamada ugu sareysa Itoobiya